Shabakadda Daryeelka Macaamiisha ee Washington (CDWA), waxaan ka go'an nahay inaan talooyin iyo agab la wadaagno
Ka dhig gelitaanka waqtiga mid fudud. Qoraalkan wuxuu iftiiminayaa sida loo saxo ama looga saaro shaqada.
Haddii aad si khaldan u geliso shaqo wareejin, waad sixi kartaa ama ka saari kartaa shaqada wareejinta bogga DirectMyCare.
waxay u shaqeysaa dhammaan xilliyada shaqada, iyadoon loo eegin sida aad markii hore u gashay shaqada.* Dib u eeg Hagaha.
Waxaan sameynay muuqaal gaaban iyo hage kaa caawinaya inaad dhex marto hawsha.
Daawo Fiidiyowga
*Haddii aad u baahan tahay inaad saxdo ama ka saarto shaqo cusub oo markii hore la geliyay iyadoo la adeegsanayo abka moobaylka ee CareAttend, adiga
waa inaad sameysaa hagaajintaada 24 saacadood gudahood.